Iyadoo aysan jirin kulamo rasmi ah oo ay ciyaarayaan kooxaha horyaalada yurub,waa waqtigii ugu fiicnaa ee ay da’yarta ku qancin lahaayeen macalimiinta kooxahooda iney siiyaan fursad ay kaga soo muuqdaan kooxda koowaad, hadaba waxaan maqaalkaan ku eegeenaa qaar kamid ah xidigaha mustaqbalka leh ee ku jira kuliyadaha qaar kamid ah kooxaha ugu waa weyn yurub (Marka laga reebo kuwa ingiriiska).
Barcelona
Barcelona kuliyada caanka ah ee La Masia ayaana u baahneyn sharaxaad badan, waxaana jira wiilal raadinaya iney raacaan wadadii Lionel Messi, Andres Iniesta, Gerard Pique waxaan ahaatan liiskaan horkacaya burburiyaha khadka dhexe ee Sergi Samper oo 21 jir ah kaasoo xili horeba saftay La Liga iyo Champions League wuxuuna doonayaa inuu u qaan gaaro sidii Xavi.
Croatian playmaker Alen Halilovic , 20, will be chasing first-team opportunities at Barcelona this time
Lee Seung-woo has been compared to Messi
Kubad sameeyaha Croatia Alen Halilovic oo 20 jir ah ayaa isna fursadiisa kooxda koowaad ka raadsan doona Barcelona, hadii isaga loo yaqaano ‘Croatian Messi’, sidoo kale waxaa jooga 18 jirka Korea ee Lee Seung-woo oo ah dhigiisa Korean, wuxuu yimid Barcelona xagaagii laakin uma ciyaari karin ilaa January maadaama ay suuqa ka ganaax naayeen, sidoo kale waxaa rajo badan laga leeyahay Carles Alena oo ah 18-kubad sameeye ah oo ka tirsan xulka da’yarta Spain isagoo wacdaro ka dhigay tartankii UEFA Youth League halkaasoo uu gool cajiib ah kaga dhaliyay Roma.
Carles Alena impressed in at youth level last season
Real Madrid
Dhamaan waan garaneynaa Martin Odegaard, dabcan ma ogin wax auu mustaqbalka u hayo 17-jirkaan Norwegian ka ah maadaama Zinedine Zidane uusan la dhacsaneyn, sidoo kale rajo badan ayaa laga qabaa inuu guulo ku gaaro Bernabeu da’yarka Marco Asensio, 20-jirkaan ka yimaada Majorca ayaa amaah ku soo qaatay Espanyol kuwaasoo doonaya iney markale ceshtaan laakin Real ayaa qorshe kale rabta,
Marco Asensio gained valuable playing time on loan at Espanyol last season, and will hope to break through
Qof waliba ayaa daawanaya Dominican ka Mariano Diaz Mejia, 22 jirkaan ayaa goolal badan dhaliyay sanadihii ugu danbeeyay wuxuuna qeyn ka yahay kooxda haatan joogta mareykanka, sidoo kale gooldhaliyaha Borja Mayoral ayaa amaan ka muteystay Zidane waxaana lala barbardhigaa Raul. wuxuu ka caawiyay Spain ku guuleysiga koobkii Under-19 European Championship sanadkii hore.
Teenage striker Borja Mayoral , who has been praised by Zinedine Zidane, has drawn comparisons to Raul
Atletico Madrid
Diego Simeone ayaa wali dhalin u soo saaraya Atletico waxaana la iloobi karin dhamaan wiilashii ciyaaray finalka Champions League ee Saul Niguez, Angel Correa iyo Jose Gimenez ay wada yihiin kaliya 21 jiro, waxaa iyaga ka danbeeya da’yar kale oo leh mustaqbal sida goolhayaha Portuguese ee Andre Moreira iyo saxixa cusub ee ka yimid Portugal ee Diogo Jota kaasoo labo si joogto ah ugu ciyaarayay Pacos Ferreira.
Atletico Madrid will hope that new signing Diogo Jota can be the next star to break through at the club
Bayern Munich
Waayo cusub ayaa u bilowday Bayern kadib imaatinka Carlo Ancelotti waxana kooxdaasi jooga da’yar leh waayo ifaya sida Kingsley Coman iyo Joshua Kimmich uu ku soo kordhay mucjisada Portugal ee hanta Euro ga ee Renato Sanches.
There are high hopes at Bayern Munich for defensive midfielder Niklas Dorsch
Kuliyada kooxda Bavarians waxa aad loo filanayaa Niklas Dorsch iyo weeraryahanka Serbian ka ah ee Milos Pantovic kaasoo ka tirsan kooxda labaad ee
Borussia Dortmund
Xaqiiqdii Julian Weigl ayaanan u tirin karin kaliya da’yar maadaama uu 51 jeer u ciyaaray Dortmund 20 jirkaan ayaana sidoo kale u ciyaaray xulkiisa Germany iyadoo Thomas Tuchel uu aaminay da’yarta, sidoo kale waxaa war wanaagsan u ah saxiixa 18 jirka Turkey ee Emre Mor, kaasoo ka yimid kooxda Danish ka ah ee Nordsjaelland sidoo kale waxaa joogaa Osmanne Dembelle oo aan ognahay tayadiisa iyo khadka dhexe ee Spanish ka ah ee Mikel Merino iyo waliba 17 jirka American ka ah ee Christian Pulisic, kaasoo xili horeba qarankiisa u saftay waxaana wehlinaya Felix Passlack, kaasoo sadex kulan u saftay BVB.
Borussia Dortmund boss Thomas Tuchel talks to Emre Mor, who starred for Turkey at Euro 2016
PSG
Da’yarta tayada leh ee PSG ee ka yar -19 jirada ayaa gaaray finalka UEFA Youth League xili ciyaareedkii hore waxaana tumay Chelsea, dadka ka dhex muuqday waxaa kamid ah weerayahan Jean-Kevin Augustin, 19, oo shan gool ka dhaliyay tartankaas wuxuuna 17 kulan u saftay kooxdi macalin Laurent Blanc, khadka dhexe eeChristopher Nkunku oo shan kulan u saftay kooxda koowaad iyo waliba weeraryahanka Ivory COast ee Meite Yakou.
Jean-Kevin Augustin was rewarded with 17 senior games last season after impressing in the youth league
Juventus
Kooxda heysata horyaalka talyaaniga ayaa ku hubeysan Moise Kean kaasoo lagu naaneeso ‘New Mario Balotelli.’ wuxuu ahaan kasoo jeedaa Ivoria COast, Kean ayaa si joogta ah goolal ugu dhaliya da’yarta kooxdaasi laakin mustaqbalkiisa yaana la hubin iyadoo uu wakiil u yahay ninka dabeecada xun ee Mino Raiola.
Moise Kean has been scoring goals for fun in the Juve youth teams and is compared to Mario Balotelli
Showing posts with label maqaalo. Show all posts

Wednesday, August 3, 2016
Maqaal: Maxaa Laga Filan Karaa Breel Embolo, Marcus Rashford, Gianluigi Donnarumma Iyo Da’yarta Kale Ee Xiisaha Leh Ee Yurub ? Waase Kuwee Da’yarta Ugu Fiican Caalamka Waqti Xaadirkaan ?
Waxaa xili ciyaareedkii hore jiray tiro ciyaartooy da’yar ah oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah qasbadayna in kooxahooda ama wadamadooda ay ka noqdaan dookha koowaad ee boosaskooda, waxaana su’aalo la iska weydiinayaa hadii ay joogtaan karaan ama ay halkooda kasii wadi karaan qaab ciyaareedyadii balan qaadka lahaa ee ay soo bandhigeen xili ciyaareedkii hore.
Hadaba waxaan maqaalkaan oo uu qoray qoraaga soomaaliyeed ee dhanka Sports ka ee Nazal Maxamed Saalax ku eegeenaa ciyaartooydaas xiisaha leh ee la filayo iney heer sare gaaraan xili ciyaareedka cusub.
Hector Bellerin (Arsenal)
21 Jirka Arsenal Hector Bellerin ayeey indhaha caalamka eegi doonaan sidii xili ciyaareedkii hore oo kale, Xidigaan booska ka helay xulkiisa tartankii Euro 2016 ayaa u dagaalami doona xili ciyaareedkaan sidii uu u noqon lahaa dooqa 1aad ee daafaca didig ee xulkiisa.
Bellerin ayaa kamid ah xidigaha waqti xaadirkaan dunida ugu fiican garab danbeedka didig, xili ciyaareedkii hore 48 kulan oo rasmi ah ayuu u saftay isagoona dhaliyay 1 gool sidoo kalena sameeyay 8 caawinaad, dhameestirka iyo Qaab ciyaareedkiisa ayaa ah mid u qalma horyaalka EPL isagoo da’diisa yar tahay.
Breel Embolo (Schalke)
Da’yarkaan naadiga horyaalka Bundesliga Schalke Aduunka lacageed ee dhan 27 milyan oo Euro ay kagala soo wareegtay naadiga Basel ayaa ah mid kamid ah xidigaha Wax Qabad sare laga sugaayo Season ka cusub. 19 jirkaan ka ciyaara booska 9aad ayaa 4 kulan saftay tartanka UCL isagoona wax gool ah dhalin.
Embolo ayaa xili Ciyaareedkii hore 40 kulan saftay Basel isagoo 13 gool iyo 9 caawinaad sameeyay. Kubadaha Dilka ee laga ciyaaro Horyaalka Switzerland xidigaan ayaa la filaa inuu Si Fudud ula qabsado Bundesliga Horumar fiicana ka sameeyo.
Kingsley Coman (Bayern Munich)
Coman oo ah Weli 20 sano jir ayaa 3 naadi oo kala duwan kula guuleestay 3 Horyaal (PSG, Juve & Bayern).
Coman ayaa sanadkaana amaah kusii joogi doona naadiga Bayern Munchen. xidigaan ayaa ciyaaray in ka badan intii la filaayay tartanka Euro2016, Xidigaan ayaa 35 kulan uu xirtay Maalyada Bayern ayuu dhaliyay 6 gool isagoo a 12 caainwaad sameeyay. Da yarkaan ayaa ka faaiideestay Maqnaan shahii Ribery Iyo Robben waxaana la filayaa in Xili ciyaareedkaan uu heerkiisa kor u sii qaado.
Joshua Kimmich
Naadiga Bayern ayaa xagaagii hore qiimo dhan 8.5m xidigaan Stuttgart kala soo wareegtay. Kimmich ayaa fursad u helay Inuu kamid noqdo Shaxda Germany ee Tartanka Euro kadib baahi ka heesatay Xulka Daafac Danbeedka midig, Isagoona xili ciyaareedkii tagay ka ciyaaray Daafac dhexe iyo booska burburiye.
Kimich oo Booskiisa saxda yahay khadka Dhexe ayaa si fiican uga soo baxay waajibkii laga saaray baalkiisa daafaca. 36 kulan uu saftay inuu gool dhalin waayo markaa eegno booskiisa waa wax caadi ah, xidigaan ayaa xili ciyaareedkaan la filayaa inuu cayaaro booskiisa saxda ah isla markaasna qaab ciyaareedkiisa kor usii qaado
Ousmane Dembele (Dortmund)
Dortmund oo sanadyadii ugu danbeeyay ku fiicneed lasoo wareegida xidigo horumar fiican leh ayaa sanadkaana mar kale lasoo wareegtay da’yar aad u heer sareeyo. Dembele ayaa ku fiican kubadaha hal ka halka ah ee, Ganbiska.
Marka aan eegno kulamada saaxiibtinimo uu la qaatay naadigiisa Dortmund waxaa dhahi karnaa waa xidig wax badan kusoo kordhin doono naadigiisa Horyaalka markuu bilaawdo. xili ciyaareekii aynu kasoo gudubnay 12 gool iyo 5 caawinaad uu ka caawiyay naadigiisa Rennes isagoona aduun lacageed dhan 15 Million ugu soo biiray naadiga reer Germany
Leroy Sane (Schalke)
Da’yarkaan reer Germany ayaa u muuqda Mid katagi doona Schalke 04. Sane ayaa waqti badan kahelin Shaxda Germany ee Tartanka Euro. Xidigaan Garabka ka ciyaara ayaa sidoo kale awood u leh inuu ka ciyaara Boos walba oo Weerarka ah. xili ciyaareedkii hore 42 kulan uu saftay 9 gool iyo 7 caawinaad ayuu naadigiisa ka caawiyay.
Naadiyada ugu waaweyn Yurub ayaa doknaaya Da’yarkaan Indhaha Caalamka Kusoo jeedi doonaan xili Ciyareedka cusub.
Dele Alli
Da yarkaan Xili ciyaareedkii aan kasoo gudubnay soo bandhigay horumar aad usareeya looga wacay Xulka England tartanka Euro2016
Da yarkaan Xili ciyaareedkii aan kasoo gudubnay soo bandhigay Horumar aad usareeya taasi uu miro dhalkeediina noqday inuu safto tartanka Euro2016 islamarkaasna noqdo mid kamid ah dooqyada ugu horeeyo Khadka dhexe ee macalınkii hore ee xulka England
Laakiin da yarkaan ayaa xulkiisa waxba ka badalın Dhibaatada xulkiisa heesata sanadyadii ugu danbeeyay. Alli ayaa ku guulestay Abaalmarınta Da yarka ugu yar horyaalka EPl ka isagoo xili ciyaareedkii hore saftay 46 kulan naadıgıısana ka caawıyaya 10 gool ıyo 11 caawinaad. 20 jirkaan ayaa mar kale indhaha caalamka kusoo jeedı doonaan Xılı cıyaareedka cusub
Gianluigi Donnarumma.
Da yarkaan loo arko badalkıı Goolhaye ha weyn ee Xulka İtaly iyo naadiga Juve Buffon ayaa walı ah 17 jir isagoona kulamadıı 1aad ee lagu soo bılaabay naadigiisa AC Milan tusay inuu yahay booska 1aad ee naadiga isagoona booska ka saaray 2dii goolhaye ee kale markii kulamadıısıı ugu horeeyay Shabaqiisa ilaashaday.
Da yarkaan ayaa isagoo jira 16 sano lagu amaaneeyay goolka naadiga waxuuna tusay inuu xilkaan gudan karo wuuna kasoo baxay Tanı ayaana loo arkaa in Waqti yar gudahood inuu ku noqdo goolhaye yaasha caalamka ugu fııcan ınaysan noqon karın arın lala yaabo. Donnarumma ayaa 40 kulan saftay Seasonkıı hore ısagoona 14 kulan shabaqıısa ılaashaday.
Anthony Martial – Manchester United
Anthony Martıal oo ah mid kamid ah xidigahii Horumarka ugu sareeyo sameeyay Xılı cıyaareedkıı tagay Horyaalada Caalamka ayaa naadigiisa ka badbaadiyay inay Kaalimaha hoose ku dhameesato xili ciyaareedkii hore, Unıted oo sanadkaan lagu tırınaayo mid kamid ah naadiyada ugu adag kadıb markii sameesay Saxiixyo waaweyn, Martial ayaana noqon doona mid mar kale laga sugaayo waxqabad u dhigma kii sanadkii tagay.
Da yarkaan aduun lacageed dhan 50 million Euro uga soo biiray Monaco ayaa Waxqabadkii laga sugaayay xili ciyaareedkii ugu horeeyay kasoo baxay. 20sano jirkaan kasoo jeeda France ayaa xili ciyaareedkiii tagay 49 kulan uu saftay naadigiisa ka caawiyay 17 gool iyo 7 caawinaad.
Marcus Rashford – Manchester United
Marcus Rashford ayaa ah mid kamid miraha naadiga Unıted uga soo baxay Da yarteeda ıslamarkaasna loo arko inuu noqon doono mid kamid ah Xidigaha ugu wanaagsan booska 9aad. Ronaldo ayaana ku tılmaamay Da yarkaan ınuu leeyahay wax walba oo looga baahnaa xidig booskaan ka cıyaara ısagoona ku daray inuu ka arko da yarkaan Xirfado uu lahaa waagii uu yaraa. 18 jirkaan ayaa ahaa mid kamid ah xidigahii uu soo saaray Louis Van Gaal xili ciyaareedkii hore isagoona kulamo waaweyn naadiga ka caawiyay inay guuleesato kuwaas oo ay ugu waaweenaayeen kulamada naadiyada Arsenal iyo Man City.
Da yarkaan kasoo jeeda England ayaa dunida waqti yar ku tusay Awoodiisa isagoona 8 gool dhaliyay Kulamada Rasmiga ah uu dheelay isagoona looga yeeray Xulka England ee matalaayay tartanka Qaramada Qaarada Yurub. Way adag tahay inuu booska kula dagaalamo xidig Zlatan İbrahimovic oo kale ah laakiin waxaa xaqiiq ah inuu Qalqal galin doono intuu garoonka ku jiro.
Renato Sanches – Bayern Münih
Renato Sanchez oo ah mid kamid ah xidigaha khadka dhexe ee Daawashadooda indhaha caalamka soo jiitaan walina waa 18 jir, Waxuuna Xagaagan aduun lacageed dhan 35 Million Euro ugu biiray Naadiga Bayern Munich. Sanchez ayaa noqday xidigii ugu yaraa ee ku guuleesta Tartanka Euro isagoona maalyada xulkiisa xirtay 11 jeer.
13815028_1042458669177050_127845520_n
18 jirkaan ayaa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay u ciyaaraayay naaadiga Benfica isagoona u ciyaaray 77 kulan waxuuna naadigiisii hore xili ciyaareedkii tagay ka caawiyay 6 gool iyo 6 caawinaad, Naadiga 1aad ee qaranka Portugal waxa uu usaftay 35 kulan isagoona 2 gool iyo 1 na ka caawiyay. Daawadayaasha Caalamka ayaana sugi la Waxqabadkiisa Horyaalka Bundesliga uu kusoo biiray kaas oo ah dooqa 1aad ee Da yarta sanadyadii ugu danbeeyay.
Emre Mor – Borussia Dortmund
Da yarkaan ayaa horumar fiican kusoo bandhigay naadiisii hore Nordsjaelland xili ciyaareedkii tagay. Mor ayaa ku fiican ganbis isagoona lagu tilmaamo New Messi sidoo kale waxa uu si dhaqsi ah u qaadan karaa Go’aanka inta uu garoonka ku dhexjiro.
18 jirkaan ayaa looga wacay tartanka qaramada yurub isagoona 2 kulan xirtay maalyada xulkiisa tartankaan, Wakiilada Dortmund ayaana la dhacay Horumarka xidigaan iyagoona isla markiiba lasoo wareegay xidigaan heesta dhalashada Turkey. Thomas Tuchel Macalinka Dortmund oo ah nin jecel ama horumar gaarsiiya Da yarta ayaa la filayaa inuu xidigaan caawin doono.

Subscribe to:
Posts (Atom)