Monday, January 18, 2016

Microsoft waxey bilaabeysa sameynta window 9



Warkan waxaa laga soo xiganayaa website ka caanka ah ee looyaqaano Paul Thurrott website kan waxa uu xariir laleeyahay inta baday shirkadaha dhinaca technology yada ey ku jirto shirkada Microsoft

Microsoft ayaa hore waxa ey u sheegtay in ey soo saari doonto barnaamij cusub oo uu computerka ku shaqeeyo (Applications) lakiin faah faahin intaa dheer kam
eysan bixinin soo baxday isbuucan gudahiisa ayaa waxey shirkada Microsoft ku sheegtay in nidaamka cucub magaciisa uu noqon doono Windows 9

Nidaamkan cusub waxaa April 2014 lagu soo ban dhigi doonaa Midowga Hormarinta Microsoft ee loo yaqaano Microsoft Build Developer Conference waxa ey gaar u yihiin hormarinta Nidaamkan cusub kahor inta aan suuqyada caalamka lageynin bisha April ee sanadka soo cocda 2015 hadii uu ilaahey yiraaho



Bisha April ee soo socota waxa ey noqondoontaa bil kuweyn Shirkada Microsoft Midowga Hormarinta ee Microsoft saan wada ognahay waxa ey sheegeyn in ey soo wadaan Windows 9
Sidoo kale waxaa lasheegay in April lasoo saari doono Nooc cusub oo ah Windows 8.1 iyo sidoo kale in windows Phone 8 loosoosaari doono nooc cusub loogu magac daray Windows Phone 8.1

Sidoo kale website ka aan warbixinka kasoo xigtay ee loo yaqaano Paul Thurrott Waxa uu sheegay in sawabta ugu wey ee shirkada Microsoft ku kaliftay in ey nidaamkeeda cusub ey u bixiso Windows 9 in uu ahaa fashilitaankii ey ku fashilantay windows 8 iyo noociikale ee kasii danbeeyay ee windows 8.1
Si ey u hesho kalsoonida isticmaalayaasha Ku waasoo ubadan isticmaalka Windows Xp iyo Windows 7 oo ah Nidaamyada haatan la isticmaalo nidaanyadii igu horeeyay uguna kalsoonid

No comments:

Post a Comment